Daawo :- Wiil Yar Oo Ku Nafwaayay Dhaamka Daami Ee Magaalada Hargeysa Iyo Dareenka Hooyada Dhashay.

Hargaysa-(OWN)-Shalay galinkii danbe waxaa baliga daami oo ku yaala magaalada Hargeysa ku geeriyoodey wiil dhalinyaro ah oo muddo saacado ah ku jiray Baliga Markii danbana dadka xaafaddu ku guulaysteen in ay maydkiisa soo saaraan, haba yaraata ee wax masuuliyiin Dawladda ka socdaa Goobta may iman isla markaana dadka xafaadasi degan ayaa cabasho xoogan ka muujiyey dhaamkan,,,,,,,,,. Halakan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker