Daawo:-“ Sharciga Ayaanu La Tiigsan Doona Xirsi ..” AMB Baashe Cawil Oo Ka Hadlay Buugga Uu Qoray Xirsi.

Nairobi-(OWN)- Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Kenya AMb Baashe Cawil isla markaana uu sodog u yahay Madaxwaynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu ka hadlay Buuga uu dhawaan Qoray Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan oo qeyb ka mid ah Buuga ay ku qoron tahay in Madaxweyne Siilanyo xasuustiisu hoos udhacday xiligii uu Madaxwaynaha ahaa isla markaana uu ku sigtay in uu is casilo.

AMB Baashe Cawil waxaa uu sheegay in arinta bugaasi ku qoran ay tahay been cad isla markaana ay Cadeynteedii Xirsi uga fadhiyaan isla markaana ay maxkamada la tiigsan doonana,,………. Halkan Hoose Kaga Bogo Faah-faahinta Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker