Dad Badan Oo ku Dhintay Dagaal Dhexmaray Qoomiyado Wada-dega Koofurta Itoobiya
12 qof ayaa ku dhimatay 10 kalana waa ay ku dhaawacmeen dagaal ka dhacay koonfoorta dalka Itoobiya.
Saxaafadda Itoobiya ayaa sheegtay in dagaalka uu u dhaxeeyo Qowmiyadaha Konso iyo Ale oo halkaasi wada dega.
Dagaalka ayaa ka dhashay muran la xidhiidha dhul deegaan ah oo qowmiyaduhu isku hayaan.