Waa wada fadeexad
Keene iyo kordhiye
Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxaad ii sheegtaa waxa aynu
Ku tilmaan-no qoladan xukun boob
Kordhiye.saaxiib ha boobaane hadday is basrin lahaayeen waxbaba
May ahaateen inta kuraastii lagu fadhiistay ayaa meel loo dhaqaajo
La garan waayay dabeed wuxuunbay garteen inyaroo isku reeri intay
Isu yeedhatay halaloobi yaay
.qandaraaskan qaado adigu mashruucan hoggaami
hoosta ka wasaarad dushana agaasime
Iskusoo wada duuboo waxay fadeexadi yeen
Halgankii SNM . DAWLADNIMADII . QARAN-NIMADII
SOOMAALI-LAAN NIMADII QOLA NIMADII QOYSNIMADII
Yacnii noloshii oo dhanbay fadeexadiyeen.
Waxan waa in laga qabto dalkan S/LAAN ee quruxda badan
Iyo shacabkan samirka badan ee RAXMMAANKU wanaajay.
Guuleed liibaan snm1710@livecom