QARAN-JAB BAY KU TAHAY DIMUQRAADIYADA IYO DOWLADNIMADA SOMALILAND DIB-U-DHACA DOORAHSADA GOLAHA WAKIILADA S/LAND
Todobaadkan iyo Barnaamijka Somaliland USA Program at Tempo Afric TV, Minneapolis, Minnesota, waxa falanqayn siyaasadeed lagu sameeyay shirkii jaraa’id ee ugu danbeeyay ee M/wayne Muuse Biixi, jawaabihii xisbiyada mucaaridka ee Wadani iyo UCID, arinta Gudida Doorashada ee Somaliland iyo muhiimada doorashada Golaha Wakiilada ee 2019.
Halkan hoose ka daawo:
Mohamud Sh Cabdi Yusuf (Geedwareershe)
Minneapolis, Minnesota, USA