Madaxweyne Muuse Bixii Dal iyo Dad Yaqaan Toona Sow Maba U Aheyn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mud, Muuse Bixii Cabdi

Ficilada ama tallaabooyiinka horleh u qaadday is difaaca ka muuqda waxay marag ma doonto u tahay  inaanu lahayn khibrad nabadeynta mideynta isku soo dhaweynta shacabka Beelaha darafyada kuwa dhexe.

Heshiiskii Khaatuumo iyo Dr Cali Khaliif Galaydh ku gacan saydh sii fogee Shirkii Buurta Gacan Libaax  tixgelin waa  Buugii sunta iyo bogta ahaa ee Hablaha lagu aflagaadeyey diid inuu gubo wasiirkiisi  Guri Suneeye buugaas qoray eryi waa.

Madaxweyne Muuse Muxuu u jeeda  ku faalaya ceebta dulhoganaysa amaradiisa fikradiisa ?????

Gobolada Sool iyo Sanaag inay dalka intiisa kale ka go’aan ku dhow yihiin.

Dadkii codka Togdheer Sool iyo Sanaag kusiiyey ayaan darran .

Ali Dheeg
Gudoomiyaha
Xisbiga Ucid
??????? Wales, UK.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker