Gudiga Komishanka Xuquuqal insaanka Qaranka Oo Kormeer Ku Sameeyay Xabsiyadda ,Saldhigyada Booliska iyo Waaxaha Cadaalada Burco.

Gudiga Komishanka Xuquuqal insaanka Qaranka Oo Kormeer Ku Sameeyay Xabsiyadda ,Saldhigyada Booliska iyo Waaxaha Cadaalada Burco.

Xubnahan ka socday Gudiga Komishanka Xuquuqal insaanka ayaa si ay xaaladooda u ogaadaan Mid mid u booqday Jeelasha Burco ,Salidhigayada Ciidanka Booliska, Maxkamadaha gobolka Togdheer ee Cadaalada iyo Goobo kale.

 

Waxaaney xarumahaasi ku waraysteen Masuuliyiinta ka hawlgala.

Gudigan oo ka soo kicitimay dhinaca Magaalada Hargeysa ayaa sidoo kale Shalayto Kormeer kan la mid ah ku kala bixiyay gobolka Saaxil.

 

Mahad Faarax Cabdilaahi.

Burco Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker