Somaliland waxay u sheegtay Dawladda Ethiopia inay diyaar u tahay dhoofinta gaasta iyo saliida laga soo saarayo Dawlad deegaanka somalida ethopia.

Somaliland oo warbaahinta caalamku ku doodayso in Somaliland buuxisay shuruudihii lagu aqoonsan lahaa.
Warbaahinta Maraykanka ayaa waxay qoreen mawduuc ku saabsan “Borders Make a country” gaar ahaan waxaan hadalkan kasoo xiganay jariirada washigton post.
Jariirada wayn ee Washigton post ayaa Augst 1 2018 waxay qortay hadal uu yidhi Madaxweynaha maraykanka oo ahaa “borders make a country” jariirada waxaa lagu xusay oo lagu falanqaynayay ” invisible countries” book lagu magaacabo oo uu leeyahay wariye lagu magaaco joushea keating wuxuu wariyahani kusoo qaatay wadamadda aan haysan ictiraafka ee hadana shuruudihii looga baahnaana buuxiyay ee aan wali la aqoonsan ” We discover autonomous Somaliland, which has all the trappings of an independent state but no international recognition” wuxuu qoraagani raadceeyay xaqiiqooyinka aduunka ka taagan ee ku saabsan shuruudaha wadan wadan ku noqdo.
Wuxuu qoraagu ku sheegay buug-giisan in ay jiraan waddamo badan oo aduunka ka jiraa aanay u qalmin inay noqdaan wadan buuxa (Failed states) marka loo eego bulshada uu maamulo,tayada maamulkiisu gaadhsiisan yahay sidoo kale waxaa uu hadalkan lasii xidhiidhinayaa in ay jiraan waddamo buuxiyay shuruudkasta oo lagu jaangoynayo Shuruudaha Wadan wadan ku noqdo sida Somaliland oo ka go-day Somalia 1991.
hadalkan iyo mawduucan borderland la yidhaahdo wuxuu kusoo beegmayaa xili xuduudaha somaliland la is horfadhiyo oo xuduudihii caalamiga ahaa ee dawladda somaliland lahayd lagu soo duulay caalamkuna iska indho tirayaan xaqiiqada dhabta ah.
Book-ga uu qoray
Akhri gudaha oo fadlan baahi meelkasta iyo cidkasta gaadhsii dalkaaga xoogaaga hakala bakhaylin adigoo cidkale ku xumaynaya
By: Ahmedyasin sh cumar ahmed

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker