Booliska Laascaanood Oo Soo Bandhigay Khamri Badan Oo Ay Qabteen

Taliska booliska gobolka Sool ayaa soo bandhigay Maandooriyeyaal fara badan oo ay magaaladda Laascaanood ka soo qabteen maalmihii u danbeeyay.
Maandooriyahaasi oo ahaa Khamri ayaa 683 Litir, kaasoo ay ka soo qabteen xili la soo gelinayay magaaladda Laascaanood.
Sida uu sheegay taliyaha qaybta booliska gobolka Sool Gaashaanle sare Axmed C/laahi Cabdi, oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaladda Laascaanood.
Taliyaha ayaa ciidamadii hawshaasi fuliyay uga mahad naqay shaqadda wanaagsan ee ay soo qabteen.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker