DAAWO: Madax-Dhaqameedka Beesha Garxajis Oo Kulan La Yeeshay Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Xildhibaan Bukhaari Oo Ka Hadlay
Xildhibaan Saleebaan Cawad Cali oo ka tirsan mudaneyaasha golaha wakiilada ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeedhay guddoomiye cirro waxaanu sheegay in madax-dhaqameedka beelaha Garxajis ay kulan la yeesheen madaxweyne Muuse Biixi, Halkan hoose ka DAAWO