Daawo :- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo warbaahintu su’aal ka waydiisay in uu dalka handaraabay iyo magaca loo bixiyay ee Muuse Handaraab

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo warbaahintu su’aal ka waydiisay in uu dalka handaraabay iyo magaca loo bixiyay ee Muuse Handaraab ayaa yidhi;

“Intii aqalku banaanaan lahaa in la handaraabo ayaa la qaatay haddii kale wax walba way soo galayaan… Handaraabkaas waxbaa ka jira laakiin ma waxaa la yidhi maba furaba? anigu aroortii todobadaan furaa idinkoo soo shaqo-taginba illaa habeenkiina waa idiin furan yahay”

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka 

https://youtu.be/4xC_tGDzuK0

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker