Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Oo Ka Horymid Wasiirada Cusub Uu Magacaabay Siciid Deni

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash  ayaa ka horymid Wasiirada iyo Wasiiro ku-xigeenadii ee uu xalay Magacaabay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa waxaa lagu Cadeeyay in xilka qaadista iyo Magacaabista Golihii Wasiirada ee xalay uu sameeyay Madaxweyne Deni aan wax wadatashi laga sameeyn.

 

Hoos ka AKhriso Qoraalka uu soo saaray Axmed Karaash

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker