Madaxweynayaasha Dalalka Ethiopia Iyo Eretria Oo Maanta Kusoo Wajahan Magaalada Moqdisho Xilli Ay Xiisad Siyaasadeed Ka Oogantahay.

Muqdisho-(OWN)-Hoggaamiyeyaasha dalalka Ethiopia iyo Eritrea ayaa la sheegayaa in saacadaha soo socda ay soo gaadhi -doonaan magaalada Muqdisho.

ilo xog-ogaal ah ayaa ย xaqiijyey In ay Muqdisho ku soo wajahan yihiin raโ€™isal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo madaxweynaha Eritrea Isias Afawarki.

Kulankan ayaa daba-socdo midkii Gondar ee gobolka Baxar-daar .

 

Sooyaalka Heshiisyada 3da Dal:

1) Heshiiskii Madaxweynaha Soomaaliya, Eretereeya iyo Raโ€™iisal Wasaaraha Itoobiya ku kala saxiixdeen magaalada Asmara 5 โ€“ 6 September 2018 ee lagu sheegay war murtiyeedkii kasoo baxay in lagu heshiiyey 4 qodob oo ay ugu muhiimsanaayeen iskaashi dhaqaale, siyaasadeed, dhaqan iyo amni oo sadexda dowladood sameystaan.

2) Heshiiskii Madaxweynaha Soomaaliya, Eretereeya iyo Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya ku kala saxiixdeen magaalada Gondar ee gobolka Baxar-daar November 10, 2018

Natiijada sawirka abiy afwerky

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker