Mu’aadhinkii Masjidka Xaramka Oo Ka Geeriyooday

Waxaa Magaalada Makka ku geeriyooday maanta muaadhinkii Masjidka Barakeysan ee Xaramka AHUN Sheikh Jamaan bin Abdullah Al-Sharawi Al-Ghamdi.

Waxaa uu muaadhin ahaa intii u dhexeysay sanadihii xijriyada 1375-1383 (1956-1964). Waxaa uuna lahaa cod gaar ah oo dadka soo jiidan jiray marwalba oo uu mimbarka fuulo oo uu dadka ugu yeeri jiray cibaadada Alla weyne.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker