Xisbiga Wadaani oo Shirkii Shalay ay ku yeesheen Hargaysa ku Gorfeeyay Xaalada Dalka, Gaar ahaana Amniga + Sawirada
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha fulinta ee Xisbigaasi oo ka qabsoomay xarunta guud ee xisbiga ee Hargeysa.
Shirkan oo ah bille waxa maanta lagaga hadlay xaaladda guud ee Somaliland ee xilligan ku sugan tahay ee dhanka amniga iyo siyaasadda iyo arrimo ku saabsan danaha xisbiga gaar ahaan arrimaha doorashooyinka