DAAWO: Cabdikariin Qalbidhagax Oo Somaliland Ugu Baaqay Inay Ka Qayb-Qaadato Dib U Heshiisiinta Dadka Soomaaliyeed
Hargeysa (OWN)-Cabdikariin Qalbidhagax oo maanta booqday xarunta baarlamaanka Somaliland ayaa waxaa uu Somaliland ugu baaqay inay ka qayb-qaadato dib u heshiisiinta dadka soomaaliyeed, Halkan hoose ka DAAWO