Daawo Faahfaahinta Laba Qarax Oo Ka Dhacay Muqdisho
Waxaa soo baxaya Fahafaahino ku saabsan Labo qarax oo galabta casar gaabkii ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan isgoyska dabka ee wadada Maka Al Mukarama.
Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka
https://youtu.be/LZVhMb9_Tck