Xabaalo ka mid ah qubuuraha Baqiic ee magaaladaa Hargeysa Oo dumay

Saddex xabaalood oo ka mid ah qubuuraha Baqiic ee duleedka waqooyiga ee magaaladaa Hargeysa ayaa dumay, Cidii wax ka qaban kartaa dar Ilaahay dayactir ha ugu sameeyan Xabaalahas dumay ee dadkaas Muslimiinta inaga mid ahaa ay ku aasan yihiin.

Xaabalaha dumay ayaa lambaradoodu kala yihiin, 3511, 3483 iyo 1822.

Sii faafi si ay u gaadho cidii wax ka qaban karta ee muxsiinun ah.

Sawirkan waxa ila wadaagay qof xabaalahasi booqday oo jeclaystay inuu inoo soo bandhigo si aynu wax uga qabano.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker