Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigii uu hoggaaminayey Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safarka shaqo ugu maqnaa waddanka Jabbuuti, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.

Madaxweynaha iyo xubnaha weftiga ah ee uu hoggaaminayo, ayaa waxa madaarka caalamiga ah ee Cigaal International Airport kusoo dhaweeyey xubno kamid ah golaha wasiirrada, taliyeyaasha ciidamada kala duwan ee dalka, Badhasaabka gobolka Maroodi-jeex, maayarka caasimadda Hargeysa iyo masuuliyiin kale oo xukuumadda katirsan, waxana uu qaddar nasasho ah ku qaatay qolka VIP-da ee madaarka.


ALLAA MAHAD LEH
Warbaahinta Madaxtooyada JSL.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker