Daawo :- Waraysi Hooyada Dhashay Cabdi Iley Oo Dalbatay In Meydkiisa Loo Keeno
Hargeysa(OWN) Hooyada dhashay madaxweynihii hore ee dawllad degaanka somalida iyo xaaskiisa ayaa waraysi ay siyeen telefishanka universal waxay ku dalbadeen in meydkiisa loo keeno si ay u aastaan hadii uu nool yahayna ay wax ka ogadaan noloshiisa
Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka
https://www.youtube.com/watch?v=A6T-IuRUzcA