Weftigii uu hoggaaminayey wasiirka Arrimaha Dibadda JSL Oo Dalka dib ugu soo laabtay
Weftigii uu hoggaaminayey wasiirka Arrimaha Dibadda JSL, ee safarka ugu maqnaa dalka Taiwan oo dalka dib ugu soo laabtay. Weftiga ayaa waxa madaarka Cigaal ee Caasimadda Hargeysa ku soo dhaweeyey xubno ka mid ah golaha Wasiirada JSL.