Wiil Soomaali ah Oo Lagu Dilay Magaalada New Delhi

Booliska magaalada New Delhi ee dalka India ayaa gacanta ku dhigey nin Soomaali ah oo loo haysto inuu diley wiil kale oo Soomaali ah.

Wiilka ladilay ayaa lagu magacaabaa Maxamed Fiin Booliska New Delhi ayaa gacanka kudhigay 7 nin oo Soomaali ah oo la sheegay in ay ka danbeeyeen dilkiisa, waxaana lafilayaa in cadaalada la horkeeno.

Marxuunka la dilay ayaa Dalka Hindiya soo galay isaga oo aad u yar waxa uuna Ku qaatay waxbarashadiisii Hoose Dhexe ilaa heer Jaamacadeed, waxa uuna ka howl galayay Isbitaal Ku yaala magaalada New Delhi.

Ardayda Soomaaliyeed ee wax Ku barata dalkaas ayaa ka murugeesan dilka wiilkaas iyaga oona uga digay Ardayda in ay iska ilaaliyaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker