Daawo:- “Cidii Bixin Wayday Cashuurta Iyo Kuwii Guryaha Sharci Darro Ku Dhistay Sharciga Ayaanu Marainaynaa” Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose Ee Hargaysa.

Hargaysa-(OWN)-Axmed Yoonis (JUXA) Xogahaya Fulinta Dawladda Hoose Ee Magaalada Hargaysa Ayaa Fariin Adag Udiray Shacabka Magaalada, Waxa uu Sheegay Cidii Cashuurta Bixin Wayda In Talaabo Sharciya Laga Qaadi Doono, Sida oo Kale Waxa uu Sheegay Dadka Guryaha Sharcidarada Ku Dhista Iyana Talaabo Sharciya Laga Qaadi Doono, Xoghayaha Ayaa Sida oo Kale Ka Hadlay Waxyaabaha Uqorshaysan Dowladda Hoose,…….. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker