Daawo: Wasiirka Wasaaradda G/ iyo Horu Marinta jidadka ayaa Maanta Kormeeray Biriijyo ay Roobabku waxyeeleeyeen oo ku yaalla Gobolka Saaxil
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horu Marinta jidadka Md Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa Maanta Kormeeray Biriijyo ay Roobabku waxyeeleeyeen oo ku yaalla Gobolka Saaxil
https://youtu.be/rEBh0yW2ysk