Magaalada Geneva Oo Lagu Qabanayo Wadahadallada Nabadda Yemen

Qaramada Midoobey ayaa sheegeysa in si rasmi ah ay ugu casuntay dhinacyada isku haya colaadda dalka Suuriya wadahadallada nabadeed ee ka dhici doona magaalada Geneva.

Wadahadalladan nabadda ayaa la qorsheynayaa in ay dhacaan bisha soo socota ee Sebteembar, Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey, Martin Griffiths, ayaa indhawaaleba ukala dabqaadayay dowladda Yaman iyo fallaagada Xuutiyiinta.

 

 

Labada dhinac ayaanan muddo laba sano ah yeelan wax wadahadal ah oo toos ah.

 

https://www.youtube.com/watch?v=ZznSkBsj__o

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker