Daawo:- Guddoomiyiihii Buuhoodle ee Puntland oo iscasilay Faaf-faahiyayna “Sababta”
Gudoomihii Buuhoodle Ee Maamul Goboleedka Puntland Ayaa Sheegay in uu iska casilay Xilkii Uu uhayay maamulka puntland Waxaanu Eedaymo Ujeediyay Maamulka Puntland waxa uu warbaahinta u Faah-faahiyay Sababta Is casilaadiisa Halkan Ka Daawo
https://www.youtube.com/watch?v=zmHYo4mel1Q