Tirada dadka Wax Ku Noqday Bambo Gac-meed lagu Tuuray Meherad Ganacsi
Hal qof ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhashay bumbo gacmeed lagu tuuray afaafka xarun ganacsi, badhtamaha magaalada Boosaaso, Puntland.