Daawo:- Ergadii Nabadaynta Ceel-Afweyn Oo Tagtay Deegaanka Ceeryaan Ee Dhawaan Shaqaaqadu Ka Dhacday.
Ceel-afway-(OWN)-Ergada Nabadaynta Ujooga Magaalada Ceel-afwayn Ayaa Gaadhay Deegaanka Ceeryaan Oo Hore Ay Uga Dhacday Shaqaaqo Ay Sadex Qof Ku Dhinteen Waxaanay Halkaa ka jeediyeen hadallo Nabadda la Xidhiidha Halkan Ka daawo Muuqaalka Warkan