Daawo : Maayir Muraad Oo Bedka Soo Dhigay In Dhaqaalaha Dalka Cid Gaar Ah Kooto Ugu Xidhan Yahay
Hargeysa(OWN) Maayirka magaalada burco Maxamed Yuusuf Cabdiraxmaan”Muraad” ayaa maanta waraysi gaar ah siyey telefishanka somnews waxa uu ka hadlay horumarka uu gaadhsiyey magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer,
Sidoo kale maayir muraad waxa uu sheegay in dalka cadallad daro ka jirta dhanka dhaqaalaha,waxna uu sheegay in dhaqaalaha dalku cid gaar ah kooto ugu xidhan yahay
Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalkaย
https://www.youtube.com/watch?v=UXZ7wxx7Y-E&feature=youtu.be