Xulka Kubadda Cagta Ee Dalka ETHIOPIA Oo U Gudbay Tartanka Ciyaaraha Qaramadda Qaaradda Afrika

Xulka Kubadda Cagta ee Dalka Ethiopia, ayaa U Soo baxay Tartanka Ciyaaraha Qaramadda Qaaradda Afrika, ka dib markii ay kaalinta labaad ka galeen GROUP K ee ay ka mid ka ahaayeen.

Xulka Kubadda Cagta Ee Dalka ETHIOPIA, ayaa Ciyaartii u dambaysay Ee Ay La yeesheen Xulka Kubadda Cagta Ee ee Dalka Ivory Coast Ugu Awood Sheegtay 3-1, Iyadoo Ay GROUP-kanna Kasoo Wadda baxeen Dalalka ETHIOPIA Iyo Ivory Coast.

Halkan hoose ka daawo shacabka Itoobiyaanka ah   dabaal-degaya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker