Ardayda Jaamacadaha Hargeysa Oo Taageeray Barnaamijkii Baadi-Goob
Qaar ka mid ah ardeyda Jaamacadaha Hargeysa oo xalay dood cilmiyeed ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa waxay ka hadleen doorashadii madaxtooyada ee dalka ka dhacday iyo barnaamij lagaga hadley qaabkii ay doorashadaasi u dhacdey ee ay kominshanku u qabteen, si weyna u taageeray Barnaamijkii Baadi Goob .