Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Afhayeenka Wasaaradaasi U Magacaabay Cumar Cabdirisaq Cali

asiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Jamhuuriyadda Somaliland Eng. Ciise Axmed Yuusuf (Xawar), ayaa si rasmi ah ugu magacaabay Afhayeenka Wasaarada Gaashaandhiga Cumar Cabdirisaaq Cali. Sidoo kale masuulkan la magacaabay, waxa uu wasaaradda u qaabilsanaan doonaa xidhiidhka dadweynaha iyo wasaaradda.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker