Faragelinta Dalalka Shisheeye Ay Ku Yeelan Karaan Doorashada Soomaaliya 2021

Barnaamijka Galka Baarista ee idaacadda VOA Somali ayaa toddobaadkan ku saabsan yahay doorka ay dalalka shisheeye ku yeelan karaan doorashada Soomaaliya, xilli ay Soomaaliya ku eedeysay Kenya inay faro-gelineyso doorashada Soomaaliya.

Barnaamijka waxa uu sidoo kale eegaya dalalka kale ee la tuhmo inay xoogga ku leeyihiin arrimaha Soomaaliya, sida Imaaraadka Carabta iyo Qatar.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker