Dawladda Libya oo Xabsiga ka sii daysay Sacad Mucammar Alqadaafi

Warbiinta dalka Libya ayaa sheegaysa in Xabsiga laga sii daayay Wiilkii uu dhalay Mucamar al qadaafi , Sacad alqadaafi ayaa dadaal badan ka dib Xabsiga laga siidaay , Mr Sacad al qadaafi ayaa sanad ka hor laga soo mastaafuriyay dalka Nayjar waxaanuu u duulay dalka Turkiga

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker