Somaligii U Horeeyay ee Xildhibaan Loo Doortay Filand oo Sheegay Cabsi soo Food saartay

Xildhibaan Suldaan Siciid Axmed oo ah Soomaaligii ugu horeeyay ee ka mid noqda Baarlamaanka dalka Finland , ayaa sheegay in cabsi la soo deristay ay keentay in uu joojiyo raacida gaadiidka dadweynaha
Waxaana uu sheegay in uu raaco Tagaasi kala duwan , si uu naftiisa u badbaadiyo , isla maraana uu tixgeliyay hab-raaca amnigiisa ee ay u dejiyeen hay’addaha amniga ee dalka Finland.
Xildhibaanku waxa uu sidaa ku sheegay wareysiy uu siiyay warbaahinta dalka Finland , iyaga oo tilmaamay in uu yahay mudanaha raaca gaadiidka ugu badan ee kala duwan , illaa intii loo hanjabay sida uu sheegay

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker