“Hadii ay iska hor yimaadaan danaha Somaliland iyo Jabuuti waxaan raacayaa Jabuuti ” Safiirka JSL Ee Faransiiska
Safiirka Somaliland u fadhiya faransiiska ayaa sheegay hadii ay iska hor yimaadaan danaha Somaliland iyo kuwa Jabuuti in uu raacayo Jabuuti.