Dagaallo qadhaar oo u dhaxeeyo Soomaalida iyo Oromada oo ka soconayo Mooyaale.

Wararka laga helayo Magaalada Mooyaale ee xadka Ethiopia iyo Kenya ayaa sheegaya in Dagaalo aad uqadhaadhi ay ku dhexmarayaan Qawmiyadaha Soomaalida iyo Oromada Xaaladda ayaa ah mid aad ucakiran Dawladaha ETHIOPIA IYO KENYA wali hama aanay hadal xaaladda ka taagan Magaalada Mooyaale……………..

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker