Siyaasi Siciid Xaaji Qulunbe oo Xukuumadda ugu baaqay in ay xoriyadiisii usoo celiso Suldaan Cune

Siyaasiga Siciid Xaaji Axmed Qulunbe oo kamida siyaasiyiinta madasha wada tashiga ayaa xukuumadda Somaliland ugu baaqay in ay xoriyadiisii usoo celiso Suldaan Maxamed Faarax Dayr (Cune ) oo ku jira xabsiga dhexe ee magaalada Hargaysa Suldaanka ayay wararku sheegayaan in xaladiisa caafimaad ay xuntahay

 

 

 

 

 

 

 

0

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker