Daawo Dhakhtar Soomaali ah Oo Ka Faaloonaya Sababaha Keena Bidaarta Iyo Hababka Looga Hortagi Karo

Caadi ahaan dadka waaweyn waxa ku yaalla 100,000 oo tin (Boqol kun). Qofku markuu gaadho da’da 40-jirka, waxa ka go’a 20 timood maalin kasta. Markuu gaadho da’da 50-jirka waxa ka go’a 120 timood labadii cishaba. Taasina waxay ku keentaa inay timo badani ka lumaan amma ka daataan.

Hadaba Dr Abshir Cabdalla Mansuur oo ka faaloonaya kahortaga dima-daadashada ama Bidaarta iyo waxyaabaha looga hortagi karo.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker