Daawo: Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Dooday Xeer Muran Badan Ka Dhaliyay Xildhibaanada Dhexdooda
Hargaysa:- (OWN) Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa maanta dood adag ka yeeshay qodobo ka mida ajandaha kal-fadhigoodan oo ay ka mid yihiin waxkabadalka xeer-hoosaadka Golaha iyo doorka Golahahooda ee colaadda ceel-afwayn……………..