Dhismaha Dekedda Maydh Wuxu Usocdaa Si Habsami ah “Maayarka Maydh”

Ceerigaabo(OWN) Maayarka Degmada Maydh ee gobolka Sanaag Xuseen C/raxmaan ayaa fiidnimadii caawa wuxu bartiisa Facebook soo dhigay qoraal kooban oo uu kaga hadlayo sida ay u socoto dhismaha dekedda cusub ee halkaas laga wado, sidoo kalena wuxu sidoo kalena waxba kama jiraan kutilaamay warar sheegaya inay jiraan dhaliilo .ku saabsan Dhismaha Dekeda maydh. Waxana qoraalka maayarka Maydh arrintaas kaga hadlay u dhignaa sidan:-

“Anigoo Ku Hadlaaya Afka Degmada maydh waxaan Cadaynayaa in Qorshaha dhismaha Dekada maydh uu ,u Socdo Sidii loogu Talo galay Shaqoduna Si Habsami ah u Socoto Anigoo ku sugan Halka Shaqadu ka Socoto oo iminka Qaybtii Bada birihii laga taagayey Sadex Qaybood oo laba Qaybood la dhamys tiray. Iminkana Qaybtii beriga loo soo gudbay hawshuna ay si habsami ah u socoto.Wararka Sheegaya Arinkaa wax ka duwanina jiraan ama soo Qoray dhaliilo .ku saabsan Dhismaha Dekeda maydh .Aanay waxba ka Jirin . Muwaadin Taageer Hurumarka”

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker