Daawo: Madax dhaqameedka Beesha Ayuub Sheekh Isaxaaq uga qayb galaysa gunaanadka Shirka Beesha Garxajis oo u jihaystay Goobta uu Shirku Ka socdo
Madax dhaqameedka iyo wax garadka Beesha Ayuub Sheekh Isaxaaq uga qayb galaya gunaanadka Shirka beelaha Garxajis uga socda Buurta Gacan Libaax ayaa u anbabaxay goobta uu shirku ka socdo