Baarlamaankii Somaliland oo Hurdadii Kaaf Hurdey, Maanta Been la soo toosey, Siilaanyo Kaw, Aamina Weris, Moorgan Sacad, Samsam, Muhnad, Moorgan , Weji-Xun, Samaake

Baarlamaankii Beenta & musuqa u aaba ahaa, Muxuu Muuse uu isaga
dhigey in daacada oo Musuq hore kadaba tagayo, Muuse Beertii Cismaan
Dacas ha soo celiyo, Beerta uu Umada ka boobey ee uu ka dhisanayaan
Madaxtooyada ha soo celiyo, Muuse Xoolihii Umada ee uu haysto hasoo
celiyo.
Baarlamaanka Beenalayaasha, Siilaanyo ha soo qabtaan, Aamina weris
Womens Clubkii, ha soo celiso, Berbera & Hargeysa ay wada boobtey halaga
soo celiyo, Moorgan Deked, Berbera, Mishiinka Dekeda uu dhigtey, shir-
kada uu magaciisa ku qortey, hala soo wada xisaabiyo.
Sacad cali shire Laba milyan oo Ictiraaf ku qaata sanad kasta, Xaqul-Qalinkii
Berbera & Shirkada uu ku qortey Sacad hala soo qabto.
Habartii Samsam & walaalkeed xaaji Xoolihii, Miisaaniyadii Xoolihii ay cuneen
maxaa loo xisaabin waayey, Beenaale Naasir ali shire.
naasir cali shire, walaalkii hawgu horaysiiyo Sacad Cali shire, ededii Aamina
Weris, Moorgan oo Aamina Weris sodoh u tahay, Samsam oo Ededii  kuwaa
ha soo qabto wixii ay cuneen.
Baarlamaanka beenta, Maaweelada & Xaaraanta, Siilaanyo & Muuse ha soo
qabtaan, Siilaanyo wuxuu dhacay Deked, Cir, Dhul & bad & buuraba soo
qabo,
 Baarlamaanka beenta maaweelada, Muuse Shaani Beerihii, madaxtooyada
& xaqul-qalinkii uu qaatey hala xisaabiyo.
Beenaale Naasir Cali Shire, soo qabo Walaalkaa 2000.000 Sanad kasta ku
shubta jeebka, Siilaanyo & Muuse soo qabo, Baarlamaan beenalayaal.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker