Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya iyo wafti uu hugaaminayay oo dib ugu laabtay Muqdisho
Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Gudoomiyaha Aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya iyo wafti uu hugaaminayo ayaa dib ugu laabtay Muqdisho kadib safar uu ku joogay Dalka Jamhuuriyadda Djibouti halkaas oo ay kaga qayb galeen xuka maalinta xoriyadda Djibouti………………..