Daawo: Dab Xoogan oo ka kacay Suuq ku yaala Nairobi oo ay Dad badani ku Naf waayeen.
Suuq Wayn oo ku yaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lagusoo waramayaa in uu sababay dhimasho iyo dhaawacba isla markaana uu gaystay khasaare maaliyadeed……………………….