Waxan ahay Musharax Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Cismaan saxardiid caddani
Wasiirkii hore ee Warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Caddaani Ayaa sheegay in uu yahay Musharaxa Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Dabadii Sida oo kale waxa uu ka hadlay sida uu u arko Shirka Garxajis……………………………….