Putland oo Ciidamo Soo dhoobtay Jiidda hore ee Gobolka Sool iyo Masuuliyiin la hadlay Ciidanka
Wararka laga helayo Putland ayaa sheegaya in ciidamo aad u badan lagusoo daad guraynayo jiidda Gogalka Sool masuuliyiin ka tirsan maamulka putland aya ciidamada la hadlay Wasiirada Arimaha Gudaha Gaashaan dhigga ayaa ka mida masuuliyiinta la hadlay ciidanka………………………….