Madaxwayne yaasha labada Suudaan oo lagu wado in ay ku kulmaan Khartuum
“Kulankan ay wada yeelanayaan Madaxwayne yaasha Dalalka Suudaanta Waqooyi Iyo Suudaanta Koonfureed Ayaa lagu wadaa in uu ka dhaco magaalada Khartuum ee Caasimadda Suudaanta waqooyi. hadal kasoo baxaxayย midawga Africa aya lagu sheegay in ay ka wada hadli doonaan iskaashiga labada dal ee dhinaca dhaqaalaha iyo wax soosaarka………………………