Madaxweyne Biixi oo sheegay inuu wareejinayo Guddomiyah Kulmiye
Madaxweyne Muuse Biixi oo maanta ka qayb galay munasibas loo qabtay Sanad guurda 20aad ee Xisbiga kulmiye ayaa sheegay inuu wareejinayo Guddomiyaha xisbiga Kulmiye”Aniga muddo xileedkaygii gudoomiyaha xisbiga Kulmiye dhammaad ayuu ku dhow yahay, dhawaan sanadkan gudihiisana waan wareejin doonaa” ayuu yidhi Madaxweyne Muuse Biixi