AJI ISFAANSHAY LEEB IYO QAANSO AYAA LOO DHIIBA ! Xildhibaan Xamse Xoor Xoor oo Si Kulul u Weeraray Maareeyaha Hawada

Maareeye Rodol ka hawadu waxa uu sheegay in ay wada hadal usocdo hawada muqdisho looso wareejiyay ,iyaguna waa muqdishe aanay waxba ka dhadhamin iyagu somaliland ahaana aanay waxba ka dhadhamin.hada waxa malaha uu halmaasanyahay in aan dhadhamo iyo wax faro guudkood ah laga hadleen .laakiin ay ka weeyntahay.waxa uu wariyaasha iyo masuuliyiinta ku haysta qaarna kuba sheegay daayeero ciyaya waa eray bixinta.hawada.oo isagu uu leeyahay keligay ayaa garanaya.hada maaha diyaarad la kiciyo lakiin waa wax kaduwan.wiilka wasiirka ka ah soomaliya maaha duuliye ee hadana shaqdisi wuu kasoo dhalaalay ,hada hawada maamulisteedu weey ka bilaabantay muqdisho.xaflad weeyn oon loo kala hadhi n dabaal dageeda ayuu si gabasho la aana reysawasare khayre u yidhi wax kala qaybsanaana oo somaliya hawadeeda aanu ka hadlayna ma jirto.masuuliyiinti sida adag uga hadlayna daayeero ciyayaya ayuu mareeye rodol ku sheegay.ee hadaba adeerow waxba dhaliisha gudaha ee xukuumada aad ka tirsantahay haku mashquuline ,orodo qaado leeb iyo qaanso hawada soo dhici. Hadii kale qiro guul darada ,madaxweynahana ha hoosaasin. Ee sidi aad shaqooyinkaagi hawlgabka aad ugasoo gashay .tana iskaga naso.hadii aad shaqayn karayso taadi hore ayaad wadan lahayd.bilaa calayk jooji hoosaansinta iyo in aad dalkan ka dhigto meel hawlgabka loogu soo shaqo tago.

Xildhibaan Xamse Xoor Xoor

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker